Dhaqanka Jubbaland oo baaq nabadeed u diray Beelaha walalaha ah ee ku Dagaala Bariga Gobalka Mudug 

0
337
Kismaayo(Idaacada Waamo)Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka dowlad goboleedka jubbalnd ayaa baaq nabadeed u diray labo beelood walaala ah ee ku dagaalamaya bariga gobalka mudug iaygoona ugu baaqay in ay xabada joojiyaan wadahadal iyo walaal nimo ku xaliyaan qilaafyada soo kala dhax galay
waxa ay odayasha dhaqanka jubbalnd sheegeen in ay haatan bulshada soomaliyeed ay dagaal ka soo daashay waxkastana lagu dhameeyo wada xaajood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here