Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxa kajira baahiyo dhanka adeegyada aas aasiga ah oo haysta bulshada deegaanadaasi.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.