Magaalada Kismaayo oo laga hirgeliyay Machad cusub

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah furaayey Macadka Al Falax oo ah Macad cusub.

Munaasabadda lagu daahfuraayey ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Mahacadka Al Falax, Maamulyaasha qaar ee Goobaha Waxbarasho ee ku yaalo magaalada Kismaayo sida Iskuulada iyo Jaamacadaha, Macalimiin, Waalidiin, Aqoonyahano iyo Marti Sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here