Ganacsatada Deegaanka Janaay Cabdalle oo ka waramay Xaaladda Ganasiga Ee Deegaanka

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Janaa Cabdalle waa mid kamid ah deegaanada hoos yimaada magaalada Kismaayo, dadka kunool deegaankaasi ayaa sheegay in ay dareemayaan dhaqdhaqaaq Ganacsi iyo hormar dhanka Ganacsiga ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here