Shacabka degmada Mahadaay oo codsaday in loo dhiso Biyo xireenka deegaanka

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool Degmada Mahadaay ee maamulka Hirshabeelle ayaa codsaday in dib u dayac lagu sameeyo biyo mareenka Boodaaye oo sanad kasto fatahaad ku sameeyo xaafadaha degmadaaasi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here