Xarunta Agoonta degmada Afgooye oo laga hirgaliyey Ceel biyood

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Afgooye ayaa xariga jaray dactir lagu sameeyay Ceel-biyood laga hirgaliyay Xerada Agoonta ee degmada Afgooye, Munaasabadda xarig jarka ceelka xarunta agoonta degmada Afgooye waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada, madax ka socotay Hay’adaha UNICEF, FOA iyo boqolaal shacab ah.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here