Xarunta Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo lagu qabtay Munasabad xilalka kula wareejiyay Agaasimaha cusub

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha rayidka  Jubbaland Siyaad Ibraahim Maxamed ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Wasaarada Haweenka iyo Agaasimihi hore ee Wasaaradda Haweenka waxana goob joog aha Munasabada xilwarejinta oo laguqabtay xarunta Wasaarada Haweenka Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha rayidka  Jubbaland oo xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub iyo kii hore oo goobjoog ahaa iyo mas’uuliyiin kale ugu horeyen waxa xilwarejinta kadib goobta kahadlay Agaasimihi hore Wasaarada Haweenka Idiris Xassan Maxamed iyo Agaasimaha cusub Marwo Miski Yusuf Cali.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here