Maamulka Degmada Jowhar oo Wada Qorshe looga Hortagayo Maandooriyaha

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isticmaalka maandooriyaha ayaa ah mid saameyn ku yeelan karta Caafimaadka bulshada gaar ahaan dhalinyarada soo koreysa.

Waxaa muhiim ah in xooga la saaro wacyigilinta bulshada si  looga hortago  isticmaalka balwadaha kala duwan ee maanka dooriya kuwaas oo saamayn wayn ku yeelan kara nabada iyo jiritaanka bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here