Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka warbixisay Qorshayaasha lagu hormarinaayo Jubbaland

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adaha ka qeyb qaata hormarinta Adeegyada dowladd Goboleedka Jubbaland waxay qeyb ka qaataan sidii bulshada kunool deegaanada Jubbaland ay u heli lahaayeen mashaariicada ay u baahan yihiin.

Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland waxay qeyb weyn ka qadaataa sare u qaadista sidii mashaariic ay u heli lahayeen Hay’adda dowladda ee ka shaqeeya dowlad Goboleedka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here