Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ardayda ayaa isku xilqaamay in lacago ay iska soo aruuriyeen ay dadka danyarta ugu sameeyaan adeegyo Caafimaad sida baaritaano kala duwan iyo Daawooyinka lacag la’aan ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.