Dhalinyarada Jowhar oo ku baaqay in la Kordhiyo Wacyigelinta la xirirta ka hortagga Tacadiyada Haweenka

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In kastoo ay badanyihiin Tacdiyada loo geysto Haweenka Soomaaliyeed ayaa hadana waxaa Jira wacyigelino la xiriira in Haweenka Soomaliyeed ay yihiin lafdhabarka bulshada loona baahanyahay in la ilaaliyo xuquuqda dumarka.

Qaar kamida Dhalinyarada kunool magaalad Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa ka hadlay tacadiyada ay la kulmaan dumarka Soomaliyeed, iyaga oo ku baaqay in la kordhiyo waciyigalinta la xiriirta ka hortaga tacadiyada ka dhanka Haweenka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here