Kulan looga dooday meel marinta hindisa Sharciyeedka Gudniinka Firconiga oo lagu qabtay Kismaayo

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Mahamuud Moallim Abdulle, ayaa maanta tababar uga furay shaqaale ka tirsan waaxyaha kala duwan ee SoDMA.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa shaqaalaha tababarka kula dar-daarmay iney tababarka si wanaagsan uga faa`iideystaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here