Munaasabad lagu xusayay maalinta dhallinyarada aduunka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu xusayay maalinta dhallinyarada aduunka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo, Sanadkii 1999, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay soo jeedinta ka soo jeedisay Shirkii Adduunka ee Wasiirada Dhalinyarada (Lisbon, 8-12 Agoosto  Sannadkii 1998-kii ayaa qaraar lagu dhawaaqay 12-ka Agoosto oo ah Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada ayaa la ansixiyay intii lagu jiray Shirweynihii Adduunka ee Wasiirrada Mas’uulka ka Labaatankii sano ee la soo dhaafay, dabaaldegyada sanadlaha ah ee maalinta ah Dhallinyarada.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here