Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa si wayn looga isticmalaa Caanaha Geela Gaar ahaan kuwa loo yaqaano ii maal oo mudooyinkan kusoo badanaya magaalada, Geelayda duleedka magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Caanaha ay magaalada u iib keenaan.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.