Ciidanka Ammaanka Gaalkacyo oo soo qabtay Kartoonno Khamri ah

0
38
Howlgalka oo ay  si wada jira u sameeyeen Ciidamada Boliska magaalada Gaalkacyo iyo kuwa Asaluubta Gobalka Mudug ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen ilaa iyo 500 oo dhallo oo maandooriyaha Qamriga ah kuwaas oo la soo galiyaya magaalada Kalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here