Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay kulan looga hadlayay kahortagga leexsashada gargaarka bini’aadanimo

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashiga dadweynaha oo looga hadlayay siyaasadda kahortagga leexsashada gargaarka bini’aadanimo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here