Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya oo ka hadashay dhibaatada Qashinku Leeyahay

0
62
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa jira dhibaatooyin badan oo ka dhasha Qashinka, dhibaatooyinka ka dhasha Qashinka waxaa ka mid ah Cuduro badan waana waxyaabaha ugu badan ay dadkeena sahashadaan.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Khadiijo Al-makhzoumi ayaa sheegtay in dhibaatooyin badan ay ka dhashaan Qashinka ayna kamid tahay isbadalka Cimilada oo saameyn ba`an ku hayo dadkeena iyo dalkeena.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here