Kalluumeysatada Deegaanka Goobweyn oo sheegay in ay Kalluun yari soo Wajahday

0
56

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka Goobweyn oo ah deegaan dhaca waqooyiga magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa dadka kunool waxaa ay nolosheyda ku tiirsan tahay tabcashada Beeraha iyo Kallumeysiga,waxaana deegaanka uu kulansaday laba nooc oo Kalluun ah sida Kallunka wabiga iyo midka Badda.

Maadaama u deegaanka Goobweyn dhaca halka ay iskaga daraan Wabiga Jubba iyo badweynta Hindia, taas oo u fududesay in dadka deegaankaasi ay helaan Kalluunka Wabiga iyo midka Badda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here