Gudoomiyaha Xaafada Farjano oo bulshada ugu baaqday in ay qashinka iska fogeeyaan

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qashiinka oo aan la iska fogayn laguna shubo meelaha aan munaasabka ahayn sida marinada bulshadu isticmalaan ayaa door wayn ka qaata nadaafa darada iyo in ay dilaacan cudurada faafa sida Shuban biyoodka iyo cuduro kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here