Goolhaye David de Gea oo ku biiray Koox Fiorentina.

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Goolhayihii hore ee Man United ayaa ugu dambayn ku biiray koox cusub isaga oo ogolaaday in uu ku biiro kooxda reer talyaani ee Fiorentina.

Goolhaye David de Gea ayaa qalinka ku duugay heshiis hal sano ah kaas oo ah ilaa 2025 ah iyo hal sano oo dheeri ah.

Goolhaye David de Gea ayaa bilaa koox ahaa tan ilaa markii uu ka tagay kooxda Man United suuqii xagaaga ee la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here