Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Buurdhuubo Gobalka Gedo waxaa kunool dad badan oo noloshoodu ay ku tiirsan tahay tabcashada beeraha, dadka beeraleyda ee kunool degmadaasi ayaa loo qeybiyey abuurka Beeraha si ay wax isaga badalaan wax soo saarkooda.
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kaashaneyso Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa dadka kunool Buurdhuubo gaarsiiyey abuur beeraha oo ay baahi weyn uqabeen.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay