Howl Wadeenada Shirkadda Qashinka ee Waamo oo Fariin u direy bulshada kunool Kismaayo.

0
36
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkada Maareynta Qashinka ee Waamo oo shirkadda kaliya xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ka qaada Qashinka ayaa fariin isugu jirta mid caafimaad oo ku aadan iney iska fogeeyaan qashinka u dirtay bulshada kunool mgaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here