Macadka Al Jasiira oo lagu soo kordhiyay barashada xirfada Graphic desing-ka

0
135

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka barashada cilmiga kumbuyuutarka ee Al Jasiira oo ku yaala magaalada Kismaayo ayaa soo kordhiyay xirfada Graphic desing-ka taas oo ka mid xirfadaha muhiimka ah ee maanta dunida looga shaqaysto.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here