Maamulka Degmada Kismaayo oo digniin udiray dadka wata Gawaarida taarga la’anta iyo kuwa bensalka

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mamuulka Dowladda hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay dadala ku aadan wax ka qabashada Gawaarida taarga la’anta ah iyo kuwa Gadiidka Dadweynaha ee  Muraayadaha Madow ee loo yaqaano bensalka iyadoo dhowaan Maamulka Degmada Kismaayo u bilaabay  habka Nidaaminta Gadiidka dadweynaha sida PL-ka iyo tagaasida kuwaas oo loo sameynayo Caalamadaha A iyo B taas oo looga goleyahay yarenta Jaamka wadooyinka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here