Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka hadashay sidii loo tayeen lahaa Hay’addaha Dowladda

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adaha dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa sare loo qadaayaa tayentooda si bulshada looga faa’iideeyo mashaariicda laga wado deegaanada Jubbaland waxana howhaashi wato Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here