Haweenka Golaha Wakiilada Jubbaland oo doortay hogaanka u doodi doona Xuquuqda Haweenka

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku jira Gollaha Wakiilada Jubbaland ayaa doortay hogaan ka shaqeyn doona Hormarinta Haweenka Jubbaland iyo u doodidda xuquuqda Haweenka sida qoondada Haweenka, Caaafimaadka, Waxbarashada iyo arimaha kale ee haweenka hor utabinta uleh.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here