Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo la wareegtay Tallaalka Xoolaha

0
29
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dawladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Xaanada Xoolaha XFS Talaalka Xoolaha oo sadax nooc isku jira kuwaas oo muhiim u ah xoola dhaqatada kunool deegaanada dowlada goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here