Dhaqaatiirta kismaayo oo bulshada uga digay halista xanuunka kansarka

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Kansarka waa mid kamid ah xanuunada dilaaga ah ee ay la nool yihiin bulshooyinka Caalamka kaas oo si wayn u sameeya qofka uu ku dhaco.

Xanuuunka waa mid halis ah kaas oo meelo kala duwan ka weerara ama kaga dhaca bani’aadamka oo ay ka mid yihiin caloosha, dhuunta, maskaxda dhiiga, maqaaarka iyo meelo kale oo aan inta lagu soo koobi karin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here