Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cadaaladda ayaa la dhafar u ah bulshada si ay u helaan xaquuqadooda Agaasimaha guud ee Wasaradda Cadaaladda Jubbaland Cabdullaahi Cabduqaadir Aadan (Qaanuuni) oo ka hadlaayey kulan wada tashi dadweyne ayaa wuxuu sheeegay in ay ka Wasaarad ahaan ay ka go’an tahay inay bulshada helaan Cadaalad iyo wax ka qabashada wax ka badalka Dastuurka dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.