Gaadiidka ka shaqeeyo gudaha magaalada Kismaayo oo loo kala qeybin doono A iyo B

0
56

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gadiidka PL-ka iyo Taxi-ga ka shaqeeyo gudaha magaalada Kismaayo ayaa waayadii dambe aad ugu soo batay, waxaana ay keentay arimo kala duwan oo ay kamid tahay Jaamka Wadooyinka iyo Suuqmo ay sheegaan ayaga.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here