Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo isku xilqaamay ka shaqeynta Nabadda

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maagalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinayaro isku xilqaantay in bulshada ay ku dhiiri galiyaan muhiimada Nabada leedahay.

Dhalinayarada ayaa inta badan tago goobaha waxbarshada iyo goobaha kale ay  iskugu imadaan dadka ka dhaxmuuqdo bulshada si ay ugu dhiiri galiyaan muhiimada Nabadda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here