Wariyaal ka kala yimid Gobalada dalka oo tababar loogu soo xiray magaalada kismaayo

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa tababar ugu soo xirtay magaalada kismaayo wariyaal ka kala yimid gobalada dalka kuwaas oo la barayey samayta wararka iyo sheekooyinka waxtarka u leh bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here