Jaamacadda Plasma Faraceeda Kismaayo oo lagu soo bandhigay buug lagu magacaabo Noole Barad

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bandhigi lawaad ee buuga Noole Barad oo u qoray qora Liibaan Indhacad oo kamida Aqonyahanada da’yarta ah ayaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Plasma Faraceeda Magaalada Kismaayo, waxaana Munaasabada ka qeyb galay xubna ka socday Gollaha Wakiilada Jubbaland, qaar kamid ah hogaanka Ururada dhalinyarada, Arday ka socotay Jaamacaddaha magaalada iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here