Maamulka Shirkadda Nadaafadda Waamo oo soo dhaweeyey awaamiir ka soo baxday Degmada Kismaayo

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaddda Nadaafadda Waamo ee ka howl gasho gudaha magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweysay go’aanka uu soo saaray maamulka Dowladda hoose ee degmada Kismaayo kaas oo ku aadan qashin gurka xaafadaha iyo wadooyinka halbowlayaasha u ah  magaalada Kismaayo oo bulahada qaarkood kusoo daadiyaan Qashinka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here