Dhalinyrada Jubbaland oo lagu guubaabiyay in ay wax akhriyaan

0
41
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay kulan ay dhalinyarada kunool magaalada ay su’aalo kala duwan ku weydiinayeen, wuxuuna siyaabo kale duwan ugu baaqay in ay dhalinyarada ku dadaalaan sidii ay wax ku akharin lahaayeen iyo sidii bulshada u fahamsiin lahaayeen wax tarka ay leedahay akhirinta iyo ka qeyb qaadasha hormarinta bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here