Qaar ka mid ah Haweenka Baladweyne oo Noloshooda ka maareeya farsamo ay la yimaadeen

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Faadumo Ibrahim Faarax oo kamid ah haweenka ku nool Baladweyne ayaa nolosha reerkeeda ka maareeysa mudo 10 sano Xirfada farsamada gacanta gaar ahaan saameynta Caagaga dahaaran ee loo isticmaalo qaboojinta biyaha.

Dahaarka ayay ka sameysaa marooyin kala duwan oo ay isku toshay kadibna k galiso caagag kala duwan, iyadoo ku wareejiso suuqyada magaalada Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here