Shacabka Degmada Jalalaqsi oo dal-baday in loo dhiso Garoonka diyaaradaha Degmadaasi

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Jalalaqsi ayaa Shacabka ku nool waxay dhibaata badan ku qabaan burburka ka jira garoonka diyaaradaha Degmadaasi waxaana adkaaday in si fudud ay ku gaaraan adeegyada bulshada ay u baahan yihiin oo ay ugu horeyso dadka xaaladaha caafimaad daro ay soo wajahaday
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here