Dadka qaba baahiyaha gaarka oo lagu baaqay in la garab istaago

0
61
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Jubbalabnd waxaa kunool dad badan oo kamid ah Dadka baahiyaha gaarka qaba, kuwaas oo ubaahan adeegyada kala duwan ee helaan dadka lixaadkoodu u dhameystiran yahay.
Ageeyada ay ubaahan yihiin waxaa kamid ah Caafimaad,waxbarasho, gargaar,Caddaalada shaqooyinka iyo waxyaabo kale oo aan inta lagu soo koobi karin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here