Ururada bulshada rayadka Jubbaland oo sheegay in lagama marmantahay xoojinta amniga

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada rayidka sida ururka haweenka dhalinyarada iyo odayaasha dhaqanka ayaa door wayn ka qaata hormarinta amniga iyo cadaalada iyaga uu bulshada ku booqiya in si guud looga shaqeeyo amniga

Ururada bulshada oo kaalin libaax ka ciyaara sidii loo heli lahaa amni xasilooni iyo cadaalad waarta ayaa waxaa marba marka ka dambeysa iss soo taraya fariimha wacyigalinta ah ee ay u dirayaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here