RASMI :- UEFA Oo Soo Saartay Shaxdii Ugu Fiicnaa Todobaadka Champions League

0
385

Kismaayo(Idaacada Waamo) Xiriirka UEFA ayaa Soo Saartay Shaxda ugu Fiican Kulamadii ugu Dambeeyay ee Wareega Group-yada Champions League Xilli ciyaareedkan Kadib Markii Xalay Lasoo Gabagabeeyey Kulamadii Wareega Group-yada Champions League.

Kooxaha Man City, Atletico Madrid iyo Benfica ayaa Min 2 Ciyaaryahan Ku Leh Shaxda ugu Fiican Todobaadka Champions League.

Dhanka Kale  Kooxaha Atalanta, Liverpool iyo PSG ayaa Iyagana Min Hal Xiddig Ku Leh Shaxda ugu Fiican Todobaadkan Champions League.

Xiddigaha Dhibacaha ugu Badan Helay ayaa Waxaa Kamid ah Mbappe, Milik, Jesus, Gosens iyo Castagne Kuwaasoo Soo Bandhigay Kubad Qurux Badan Iyo Qaab Ciyaareed Cajiib ah.

Halkan Hoose Kaga Bogo Shaxda Ugu Fiican ee ay  Soo Saartay UEFA :

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here