Xildhibaanadda Golaha Shacabka Soomaaliya oo ansixiyey Sharciga Naafada Qaranka Soomaaliyeed

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Sharciga Naafada Qaranka Soomaaliyeed.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here