Dadka degan hareeraha Wadooyinka Kismaayo oo digniin loo diray

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duuleyso sare u qaadidda billicda Magaalada iyo Nadiifinta Waddooyinka Laamiga ah ee cusub iyo Biya mareenada ayaa kordhisay Shaqaalihii ka shaqeeyn jiray Nadaafadda Degmada Kismaayo, iyadoo ku dartay 100 qof oo shaqaale ah kuwaas oo si maalinle uga shaqayn doono Nadaafadda Waddooyinka iyo biya mareenada Magalada laga hirgiliyay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here