Daraasad ku saabsan tusmo dowladnimo oo lagu soo bandhigay magaaalada Muqdisho

0
48
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalda Muqdihso ayaa waxa ku soo bandhigay Wasiirkii hore ee Wasaaradda maaliyadda XFS Cilmi Maxamuud Nuur daraasad ku saabsan tusmo dowladnimo oo ah tubta xasilooni waarta.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay xildhibaano ka tirsan XFS Wasiiro aqoonyahano iyo qeybhaha kale duwan ee bulshada.
Abdinoo Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here