Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan wadatashi dadweyne

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa waxay magaalda Kismaayo ku qabtay kulan wadatashi dadweyne oo ku saabsan ka doodista cutubyo kamida Dastuurka JFS.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhalinyro , aqoonyahano , xildhaano ka tirsan Jubbaland iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here