Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo bilowday Gurmadka Beeralaydii Fatahaadaha wax-yeeleeyeen

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaan uu ka biloowday Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo iyo deeganada hoos yimaada Mashruuca dib u so kabashada habka cunada Beeraleyda Soomaliyeed ayaa waxaa ka faa’iideysanaya kumanaan Beeraleey ah oo kamida kuwi waxyeelada ey ka soo gaartay Fatahaadi Elino.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here