Wasaradda Waxbarshada XFS oo Shahaadooyinka Jaamacadaha wax ka badal ku sameeneyso

0
65
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir oo  ka qeybgalay kulan  Su,aalo ku weydiinayeen Ardeyda wax ka barata Jamacadda Banaadir ee magaalada Muqadisho ayaa wuxuu sheegay in aan la ogalaani doonin Shaahado Jamacadeeda oo sadax  sano ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here