Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo ka furmay magaalada Muqdisho

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka furmay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed kaas, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here