Maamulka Xaafadda Hanti-wadaag Jowhar oo amar ka soo saaray dadka ku ganacsada hareeraha Laamiga

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Xaafadda Haniwadaag ee Magaalada Joowhar Cusmaan Xuseen oo ka hadlay dadka ku ganacsadaan hareeraha laamiga gaar ahaan kuwa  iibiya hilibka Xoolaha ayaa sheegay in marnaba aan la aqbili doonin in lagu ganacsado hareeraha  laamiga, dadka iibiya Hilibkana looga baahanyahay in ay tagaan Goobaha loogu talogalay in lagu iibiyo Hilibka Xoolaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here