Dadka qashinka ku shuba Biyo-mareenada Kismaayo oo digniin loo jeediyay

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxey modooyinki danbe sameeyneysay hormar dhanka bilicda ah, iyadoo burburki dowlada dhexe dalka kadib Kismaayo ey yeelatay Laamiya cusub, kuwaas oo muhiim u ahaa bulshada reer Kismaayo,waxana Waxanaa dhanka kale Magalada laga hirgiliyay Biyo-mareeno.

Mamuulka Degmada Kismaayo ayana digniin u diray dadka qashinka Biyo-mareenada wadooyinka Ku shuba.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here