Rugta Ganaacsiga Hirshabelle oo ka hadashay saameeynta ay ku yeelato isbedalka cimilada

0
79

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadaadka iyo abaaraha ka dhashay isbadalka cimilada ayaa dhibaato badan ku haya beeraleyda gobolka Hiiraan kuwaasoo sannad kasta la kulma daadad la taga dalagyadii ay barteen.

Sidoo kale ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa sannad kasta ku hanti waaya fatahadda soo noqnoqday ee u geysto webiga shabeelle.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here